Fana: At a Speed of Life!

Yoweri Museveni oo markii lixaad loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee Uganda

Addis Ababa,May 12, 2021 (Ginbot 04,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa markii lixaad loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalkaasi .

Ka dib doorasho uu muran badani ka dhashay oo bishii Jenaweri dhacday ayaa Museveni awoodda markii 6aad dib loogu doortay.Waxaana aad loo adkeeyay amaanka caasimada kampala, ka hor caleema saarkiisa.

Madax ka kala socday wadammada geeska Afrika ayaa ka qaybgalay xafladdii caleema saarkiisa ,waxaana kamid ah dalalka Itoobiya, Burundi, Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.