Fana: At a Speed of Life!

dood-cilmiyeed diirada lagu saarayay danwadaagga Afrikaannimada (Pan Africanism) oo maanta ka qabsoomay hoteelka skylight

Addis Ababa,Jan 11,2022 (Dir 03,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Waxaa maanta Hoteelka Skylight ka furmay dood-cilmiyeed diirada lagu saarayay danwadaagga Afrikaannimada (Pan Africanism).

Madashan ayaa waxa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Wasaaradda Arrimaha Dibedda JDFI iyo Jaamacadda Addis Ababa (AAU).

Madashan waxa ka soo qayb galay dad ka kala socday qurbaha iyo diblumaasiyiinta, masuuliyiin sarsare oo dawladda ka tirsan iyo shakhsiyaad caan ah.

Inta ay socoto madashani waxa lagu soo bandhigi doonaa dood-cilmiyeedyo iyo daraasado ku saabsan saabsan danwadaagga Afrikaannimada (Pan Africanism).

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.