Fana: At a Speed of Life!

Isku aadka Tartanka Ciyaaraha kubadda cagta Gobollada DDS oo la soo saaray

Addis Ababa,Feb 08, 2021 (Yekatit 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxaa Si rasmi ah u Furmi Doona Tartanka Ciyaaraha Kala Duwan Ee Gobollada iyo Maamul magaalooyinka DDS Maalinta Salaasada Ah ee Bisha Yekatid 2,2013TI. Oo waafaqsan 9 ka bisha January 2021.Qaybta Kubadda Cagta Ayaa Xulalku Waxay iskugu Aadeen Sidan Kadib Markii shalay Qori-tuur loosameeyey.

Qaybta (Group)”A”
1.Maamul Magaaladda Jigjiga
2.Gobolka Liibaan

3.Gobolka Jarar
4.Maamulka Magaalada Qabri-Bayax
4.Gobolka Shabeelle

Qaybta (Group)”B”
1.Gobolka Doollo
2.Maamulka.M DHagax-buur
3.Gobolka Nogob
4.Gobolka Sitti

Qaybta (Group)”C”
1.Gobolka Faafan
2.Gobolka Daawa
3.Gobolka Erer
4.Gobolka Afdheer

Qaybta (Group)”D”
1.Maamulka M.Godey
2.Maamulka M.Wajaale
3.Maamulka M.Q/daharre
4.Gobolka Qorraxay.

Xigasho:Xafiiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha DDS 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.