Fana: At a Speed of Life!

Aqalka Golaha wakiillada oo liiska argagixisada ku daray ururrada Onag-Shene iyo TPLF

Addis Ababa,May 06, 2021 (Miyasiya 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wakiilada JDFI, kal-fadhigoodii 13aad ee caadiga ahaa ee maanta ay yeesheen, waxay ku ansixiyeen qaraar ay meel mariyeen Golaha Wasiiraddu todobaadkii la soo dhaafay kaasoo ahaa in ururada  Onag-Shene iyo TPLF loo aqoonsado ururo argagixiso.

Goluhu qaraarkan wuxuu ku ansixiyay cod aqlabiyad ah halka Hal mudane aanu kalfadhiga kasoo xaadirin.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.