Fana: At a Speed of Life!

Argagixisada TPLF oo 100 dhalinyaro rayid ah ku gumaadday magaalada Kombolja

Addis Ababa,NOV 01,2021 (Diqimti 22,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Xafiiska Warfaafinta JDFI ayaa sheegay in kooxda argagixisada ah TPLF ay 100 dhalinyaro ah ku gumaadeen magaalada Kombolja ee Deegaanka Amxaarada.

Madaxa Xafiiska Warfaafinta dowladda Dr.Legese Tulu ayaa sheegay in kooxda argagixisada TPLF gumaadka ay u geysanayaan dadka rayidka ah, kasokow,ay biliqaysanayaan hantidii gaarka loo lahaa ee magaalooyinka Dhisse iyo Kombolja,sidoo kalena ay burburiyeen wixii ay qaadi kari waayeen.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.