Fana: At a Speed of Life!

Barlamaanka Dalkan Itoobiya ,Oo Berri kal-fadhi yeelanaya.

Addis Ababa, April 29, 2020 (FBC/SOMALI)- Aqalka golaha Barlamaanka JDFI, ayaa maaalinta berri ah yeelan doona kal-fadhigoodii caadiga ahaa.

Inta uu kulankani socdo, waxa kal fadhiga lagaga doodi doona, shan hindise oo ay ka mid yihiin ,Qorshaha guddida doorashooshinka Qaranku ay dib ugu dhigayaan doorashadii guud ee dalka ka dhici lahayd.

Sidoo kale, waxa la rajaynayaa in lagu meel mariyo heshiishyo daymeed oo lala saxeexday hay’addo dhaqaale oo kala duwan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.