Fana: At a Speed of Life!

Bogga Facebook-ga ee warbaahinta EBC oo adeeggiisii caadiga ahaa dib loogu soo celiyay

Addis Ababa,Oct 05,2021 (Maskarem 25,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Hay’adda warbaaahinta Itoobiya (EBC), oo ah warbaahinta qaranka, ayaa sheegtay in boggeeda face book oo la jabsaday hadda dib loogu soo celiyay adeegiisii caadiga ahaa.

EBC ayaa sheegtay in Farsamayaqaannada ka hortaga jabsada internetka ay saxeen dhibaatada, shirkadduna ay baadheyso waxa sababay jabsada bogga.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.