Fana: At a Speed of Life!

Booliiska DDS oo gacanta ku dhigay lacag la dhacay.

Addis Ababa june 25,2020 (Senee 18,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Booliiska DDS ayaa gacanta ku dhigay Hanti lacageed oo dhan 300 kun oo Birr taas oo ahayd lacag laga dhacay ganacsato ka shaqaysata Magaalada Fiiq.

Booliiska oo kaashanaya shacabka degmada ayaa gacanta kusoo dhigay Saddex eedaysane iyo lacag dhan 300,000 Birr oo kala baxay qasnad ay lacagtu ku jirtay

Booliiska ayaa gacanta ku haya lacagta la dhacay iyo saddexda qof ee loo haysto in ay ka dambeeyeen falkaas ,Sida aanu kaso xiganay Xafiiska Warfaafinta DDS.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.