Browsing Category
Wararka Gudaha
Xuska 18aad ee maalinta xoolo-dhaqatada Itoobiya oo ka qabsoomay magaalada Adama ee Deegaanka…
Addis Ababa,Jan 25,2022 (Dir 17,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Munasabaddan xuska 18aad ee maalinta xoolo-dhaqatada oo sannadkan si diirran loogu maamusay magaalada Adama ee Deegaanka Oromiya ayaa…
Waddamada Itoobiya, jabuuti, iyo ruushka oo isla meeldhigay shir-wadatashi oo ku saabsan ganacsi…
Addis Ababa,Jan 25,2022 (Dir 17,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkaasi wadatashiga ee dhanka ganacsiga saddex-geesoodka ah oo lagu qabtay caasimad ruushka ee Moscow, ayaa waxa hal-kudhig looga…
Ra’iisal wasaare Abiy oo ka degay Jigjiga
Addis Ababa,Jan 25,2022 (Dir 17,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaaraha JDFI DR. Abiy Axmed ayaa saaka ka degay magaalada Jigjiga ee caasimada DDS, si uu u booqdo meelihii ay abaartu…
Itoobiya iyo shirkada Dp World oo kor u qaadaya iskaashigooda dhanka waaxda saadka
Addis Ababa,Jan 24,2022 (Dir 16,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo Saadka Marwo Degmawit Moges ayaa sheegtay in heshiis saaxiibtinnimo uu dhexmaray shirkada bixisa…
Dawladda oo shaaca ka qaadday in lasii wadi doono taageerada goobihii ay abaartu ku habsatay
Addis Ababa,Jan 24,2022 (Dir 16,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Dawladda ayaa shaaca ka qaadday in lasii wadi doono taageerada goobihii ay abaartu ku habsatay.
Madaxa hay’adda maaraynta…
Xawaaladda Dahabshiil oo shacabka abaaraysan ee Deegaanka ugu deeqday lacag dhan 4 milyan oo birr…
Addis Ababa,Jan 24,2022 (Dir 16,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Xawaaladda Dahabshiil ayaa shacabka abaaraysan ee Deegaanka ugu deeqday lacag dhan 4 milyan oo birr (4,000,000.00).
Madaxweynaha DDS,…
Shirkii 43aad ee guddiga ergooyinka joogtada ah ee Midowga Afrika oo maanta qabsoomay
Addis Ababa,Jan 20,2022 (Dir 12,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkan maanta bilowday ee 43aad ee guddiga ergooyinka joogtada ah oo sannadkan 2022-ka uu soo qabanqaabiyay Midowga Afrika (AU) ayaa…
Af-hayeen Dina Mufti oo sheegay in shirmadaxeedka hoggaamiyayaasha Afrika ku qabashadiisa magaaladan…
Addis Ababa,Jan 20,2022 (Dir 12,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda, Danjire Dina Mufti oo qabtay Shirkiisii jaraa’id ee toddobaadlaha ahaa ayaa waxa uu shaaca ka…
Deegaanka Shucuubta Koonfureed oo shacabka Deegaanka Soomaalida ugu deeqay aduun lacageed oo dhan 15…
Addis Ababa,Jan 20,2022 (Dir 12,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Weftigii kasocday deegaanka Shucuubta Koonfureed (Dhabuubta) ayaa xukuumada deegaanka Sommaalida ku wareejiyay deeq lacageed dhan 15…
Madaxweynaha deegaanka Shucuubta Koonfureed iyo wefti uu hoggaaminayo oo gaadhay magaalada Jigjiga
Addis Ababa,Jan 20,2022 (Dir 12,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Waxaa maanta magaalada jigjiga gaadhay madaxweynaha deegaanka Shucuubta Koonfureed mudane Ristu Yirdhaw iyo madaxa xafiiska xisbiga…