Browsing Category
Wararka Gudaha
Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland oo soo gaadhay magaalada Addis Ababa
Addis Ababa,Jan 18,2022 (Dir 10,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo gaadhay magaaladan Addis Ababa.
Waxaana weftigan ka socday…
Shirweynaha wada tashiga iyo adkaynta saraynta sharciga oo ka qabsoomay magaalada Jigjiga
Addis Ababa,Jan 18,2022 (Dir 10,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Shirweynaha wada tashiga iyo adkaynta saraynta sharciga oo uu soo diyaariyay Xafiiska Caddaalada ee DDS ayaa ka qabsoomay madasha…
Ra’iisal Wasaaraha oo bulshada masiixiga ah ugu hambalyeeyay dabaaldegga ciidda Timket (Epiphany)
Addis Ababa,Jan 18,2022 (Dir 10,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed ayaa ugu hambalyeeyay bulshada masiixiga ah dabaaldegga ciidda Timket (Epiphany).
Ra’iisul Wasaare Abiy…
Golaha-fulinta DDS oo fadhigoodii 11aad kaga arrinsaday xaaladdaha abaarta, amniga, dakhliga iyo…
Addis Ababa,Jan 17,2022 (Dir 09,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha-fulinta DDS ayaa fadhigoodii 11aad kaga wada xaajooday xaaladdaha abaarta, amniga, dakhliga iyo xaaladda guud ee Dalka.…
Deegaanka Hararida oo 10 milyan oo birr ugu deeqay shacabka abaaraysan ee Deegaanka Soomaalida
Addis Ababa,Jan 17,2022 (Dir 09,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha deeegaanka Hararida Ordin Badri iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Jigjiga, waxaana ay…
Xukuumadda deegaanka Soomaalida oo kulan qiimayn ah ka yeelatay xaaladda abeereed ee deegaanka ku…
Addis Ababa,Jan 16,2022 (Dir 08,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Kulan lagu gorfaynayay isla'markaasina lagu qiimaynayay daddaaladii ku aadanaa gurmadka abaaraha ee toddobaadkii u danbeeyay iyo…
Aqoonyahanka deegaanka Soomaalida oo ka arrinsaday hannaanka loo waajahayo wadatashiga Qaran
Addis Ababa,Jan 15,2022 (Dir 07,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Aqoonyanka Deegaanka soomaalida ayaa waxa ay malmahan soo bandhigayeen doodo ku saabsan fursadaha uga badan ee Soomaalida ugu jira iyo…
Maamulka Magaalada Addis Ababa oo 100 milyan oo Birr ugu deeqay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee…
Addis Ababa,Jan 14,2022 (Dir 06,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Maamulka Magaalada Addis Ababa ayaa 100 milyan oo Birr ugu deeqay gobollada ay abaaruhu saameeyeen ee ka tirsan deegaanka Soomaalida.…
masuuliyiin ay hoggaaminaysay Maayar Addis Ababa oo gaadhay magaalada Jigjiga
Addis Ababa,Jan 14,2022 (Dir 06,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Masuuliyiin ay hoggaaminaysay Maayorka caasimadda Addisababa, Marwo Adanech Ababe iyo golaheeda fulinta ayaa gaadhay magaalada Jig-jiga,…
Hoggaaminta sare ee deegaanka Soomaalidda oo yeeshay kulan ay kaga arrinsanayan xaaladda wati…
Addis Ababa,Jan 13,2022 (Dir 05,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Waxaa qabsoomay kulanka hoggaaminta sare ee Deegaanka oo lagaga wada hadlay xaaladda siyaasadeed, amni iyo jawaab-celinta abaaraha.…