Fana: At a Speed of Life!

Cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka u ah tababaran ee Booliiska federaalka iyo koox dambi baadhis ah oo gudaha u galay magaalada maqalle.

Addis Ababa DEC 03, 2020 (Hidar 24,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Kamaadooska gaarka ah ee ciidamada Booliiska federaalka iyo waaxda dambi baadhista ayaa gudaha u galay  magaalada Maqalle si ay gacan uga geystaan hawlka xisilinta ee ka socda deegaanka Tigray.

Cutubyadan  ayaa lasheegayaa in ay bilaabeen baadi goobka madaxdii  budhcada TPLF iyo xubno kusugan magaalada iyo deegaanka iyagoo kaashanaya ciiddamada  difaaca qaranka dalkan Itoobiya.

Waxa hawlgalkaas ay ciidamadu ku baacsanayaan soo qab-qabashada xubnaha ugu sarreeya kooxda TPLF dhawaan loo soo bandhigi doonaa warbaahinta.

Dhanka kale,Ciidamada difaaca qaranka ayaa shalay la wareegay bakhaaro keyd hub ahaa oo uu hub ugu kaydsanaa kooxda TPLF.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.