Fana: At a Speed of Life!

dabaaldega Xus-dhaqameedka ireejja oo ka socda magaalada Bishoftu

Addis Ababa,Oct 03,2021 (Maskarem 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Magaalada Bishoftu ee deegaanka Oromada maanta waxa ka socota dabaaldega xus-dhaqameedka Ireejja.

Xubno ka mid odayaal dhaqameedka iyo qaybaha kale ee bulshada oo kala socday dhammaan gobollada deegaanka Oromada ayaa waxa ay hadda isugu soo baxeen harada Hora Arsedi oo lagu qababayo xuska Ireejja.

Xuska dhaqameedkan ayaa waxa bilay oo indhuhu qabanayaan dadka ku labisan dharka dhaqanka Oromada iyo fardoolayda oo gaaf wareegaya dabaaldegga.

Xuska ireejja ayaa sannadkan ah mid si aad la isugu soo baxay marka loo eego sannadadii lasoo dhaafay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.