Fana: At a Speed of Life!

Dowladda Belgium-ka oo 4 milyan oo Euro ugu deeqday dadka tabaalaysan ee deegaanka Tigray

Addis Ababa,Apr 13, 2021 (Miyasiya 05,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dowladda Belgium-ka ayaa 4 milyan oo Euro ugu deeqday dadka tabaalaysan ee uu baahan in la gaadhsiiyo gargaarka bina’aadanimo ee dowlad deegaanka Tigray.

Deeqdan waxaa lagu wareejinayaa hay’adda Caalamiga Laanqeyrta Cas ,si diiradda loo saaro dadka dhibanyaasha ah ,ee ay saameeyeen hawlgalkii sharci fulinta ee deegaanka Tigray.

Feejignaan gaar ah ayaa la siin doonaa dhibbanayaasha lagula kacay xadgudubka jinsiga, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Belgium.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.