Fana: At a Speed of Life!

Golaha fulinta DDS Oo Yeeshay kalfadhigoodii 10aad Ee caadiga ahaa.

Addis Ababa,Feb 27, 2021 (Yekatit 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kulankan oo uu shir Gudoominayay madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe muxumed cumar ayay kaga wadaxaajoodeen Golaha fulinta Deegaanku Ajendayaal kaladuwan,oo uu soo jeediyay madaxwayne,mustafe muxumed cumar.

Ajandayaasha ayaana kala ahaa

1. Arrimaha abaaraha.
2. Arrimaha barakacayaasha.
3. Aas-Aaska komishinka shaqo abuurka DDS.
4. Miisaaniyada manhajka waxbarashada.

xubanaha Golaha wasiirada deegaanka ayaana meel mariyay ajandayaasha iyagoo mid mid uga doodaya.

waxaana la meelmariyay qodobada Arrimaha kajawaabida abaaraha,barakacayaasha iyo ansixinta miisaniyada manhajka waxbarashada.

SRTV Rasmi page

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.