Fana: At a Speed of Life!

Golaha Guddiga fulinta ee Xisbiga Barwaaqo ee deegaanka Soomaalida oo maanta kulan yeeshay

Addis Ababa,Jan 11, 2021 (Dir 03,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Masuuliyiinta ugu sarraysa Xisbiga Barwaaqo ee deegaanka Soomaalida ayaa kulan ay maanta yeesheen ku go’aamiyay in 25 kii Degmo ee ugu danbeeyay dhinaca ansixinta, oo ay ku jiraan labadii Maamul Magaalo ee u danbeeyay ay yeelan doonaan Doorashada soo socota min hal Xildhibaan dhinaca matalaada.

Waxaana xusid mudan in goob doorashooyinkuna ay sidoodii hore ahaanayaan.

Xigasho :Xafiiska Warfaafinta DDS.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.