Fana: At a Speed of Life!

Golaha wakiillada oo la filayo in uu insixiyo magaacabista xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda cusub

Addis Ababa,Oct 06,2021 (Maskarem 26,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wakiillada shacabka, ayaa kal- fadhigooda maanta waxa la filayaa inay ku ansixiyaan magacaabista Xubnaha Golaha Wasiirrada ee xukuumada cusub.

Waxaa sidoo kale la filayaa in la dhageysto mooshinka ku saabsan khudbaddii Madaxweyne Sahle-work Zewde ay labda aqal maalinnimadii isniinta ahayd ka jeedisay.

Sida uu dhigayo Dastuurku ,Ra’iisal Wasaaraha ayaa soo magacaabaya wasiirrada cusub iyo xubnaha kal ee ka tirsan golaha wasiirada oo laga soo xulayo xubno ka tirsan labada goleweyne  iyo shaqsiyaadka  kale ee hanan kara ama buuxin karana jago kasta.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.