Fana: At a Speed of Life!

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Miisaniyad-sannadeedka 2013/2014

Addis Ababa,June 05, 2021 (Ginbot 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wasiirrada JDFI ayaa maanta kalfadhigoodii cadiga ahaa 97aad ee yeesheen waxaay ku meel-mariyeen 551.7 Bilyan oo Birr oo ah miisaaniyadda sannadka  2014 ee tirsi-taariikheedka Itoobiya.

Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo shir-guddoominayay kulankan ayaa waxa  ku dhawaaqay maanta in goluhu ansixyay misaaniyad-sannadeedka 2013/2014 oo lagu meelmeriyay miisaaniyad dhan 551.7 Bilyan oo Birr.

Waxaana ahmiyad gaar ah la siinaya horumarinta awoodda wax-soo-saar oo lagu salaynayo qorshaha 10-ka sano soo socda oo ah gundhigga aas-aaska barwaaqoobida Itoobiya ayaa yidhi Ra’iisal wasaare Abiy Axmed.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.