Fana: At a Speed of Life!

Golaha wasiirrada oo maanta yeeshay kulan lagu Qiimaynayay waxqabadkii lixdii bilood ee lasoo dhaafay

Addis Ababa,Feb 22, 2021 (Yekatit 15,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wasiirrada JDFI ayaa maanta magaalada Koysha ee deegaanka Shucuubta koonfureed ku yeeshay kulan lagu qiimaynayay waxqabadkii lixda bilood ee la soo dhaafay.

kulankan oo uu shirgudoominayay ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa noqonaya kii ugu horreeyayee noociisa ah ee ka qabsooma meel ka baxsan magaalada caasimada ah ee Addis Ababa isalamrkaana ay soo xaadireen dhammaan golaha wasiiraddu.

Kulankan ayaa dib u eegis lagu samayn doonaa waxqabadyada iyo qorshayaasha loo dejiyay in fuliyo sanadkan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.