Fana: At a Speed of Life!

Itoobiya iyo shirkada Dp World oo kor u qaadaya iskaashigooda dhanka waaxda saadka

Addis Ababa,Jan 24,2022 (Dir 16,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo Saadka Marwo Degmawit Moges ayaa sheegtay in heshiis saaxiibtinnimo uu dhexmaray shirkada bixisa adeeegga saadka Dubai ee DP World ee laga leeyahay Imaaraatka Carabta iyo wasaarada gaadiidka iyo saadka ee Itoobiya.

Wasiir Dagmawit ayaa waxa ay kulan la qaadatay Guddoomiyaha ahna Madaxa Shirkadda DP World Suldaan Axmed Bin Sulayem oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta Wasaaradda gaadiidka iyo saadka  iyo Shirkadda DP World.

Labda dhinac ayaa isla meeldhigay sidii si wadajir ah loogu sii wadi lahaa qorshayaasha islamarkaana loo dardargelin lahaa iskaashiga saadka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.