Fana: At a Speed of Life!

Itoobiya oo dhammaystirtay laba-meeelood ka mid ah hawshii looogu talogalay goobaha laga sii daynayo  biyaha biyo-xidheenka

Addis Ababa,Apr 19, 2021 (Miyasiya 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka wasaaaradda biyaha ,waraabka iyo tamarka JDFI Eng,Selashi Bekele ayaa shaaca ka qaaday in ay la dhammaystiray laba-meeelood ka mid ah hawshii looogu talogalay goobaha laga sii daynayo  biyaha ee biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya( GERD).

Labada duleel ee biyo-mareenka ayaa waxa ay awoodi karaan in biyaha  laga sii daayo sannadka oo dhan.

Waxa kale oo uu sheegay in goobahaasi marka la buuxiyo  biyo-xidheenka,ay sii kordhin doonaan biyaha u rogmanaya dhinaca dalalka uu maro webiga Abay ,wuxuuna xusay in dalalka ku yaalla dhinaca hoose ee biyo-xidheenka ,aanay wax dhibaaato ahi kusoo waajahnayn.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.