Fana: At a Speed of Life!

Itoobiya oo ilaa hadda beertay 5.2 bilyan oo geed ,taas oo qayb ka ah ololaha dhaxalka cagaaran ee dalka

Addis Ababa,Aug 02 ,2021 (Hamle 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Beeraha JDFI  ayaa sheegtay in 5.2 bilyan oo geed la beeray illaa hadda,taas oo qayb ka ololaha dhaxalka cagaaran ee dalka ka socda.

Sida ay sheegtay Wasaaraddu, waxa dhirtaas laga kala beeray deeggaannada ay ka mid yihiin Oromiya oo laga beeray 3 bilyan oo geed, shucuubta koonfureed oo iyana beeray 800 milyan oo geed, Amxaarada 500 milyan iyo Sidama oo beeray 150 milyan oo geed.

Itoobiya ayaa qorshaynaysa in xilli –roobaadkan ay beerto 6 bilyan oo geed.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.