Fana: At a Speed of Life!

Kaaliyaha xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka oo sheegay in kuwa leh Itoobiya waxa ay u burburi doontaa sidii jamhuuriyadii “Yugoslavia” ay qaldanyihiin

Addis Ababa,Aug 05 ,2021 (Hamle 29,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kaaliyaha xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka ee Afrika, Tibor Nagy ayaa sheegay in kuwa leh Itoobiya waxa ay u burburi doontaa sida Yugoslavia oo kale ay yihiin kuwo qaldan.

“Yugoslavia waxay ahayd waddan ay yagleeleen waddamadii  ku guulaystay dagaalkii 1aad ee addduunka halka dadyowga Itoobiya ay ka gudbeen ama jireen in ka badan 2,000 oo sano oo taariikh ah ayna kasoo gudboon dhibaatooyin badan oo hore,” ayuu ku baahiyay bartiisa twitter -ka.”Mar haddii nabaddu soo noqoto, mar kale ayay soo kori doontaa,” ayuu sii raaciyay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.