Fana: At a Speed of Life!

Kooxda argagixisada ah ee TPLF oo burburisay xafiiskii USAID ku lahayd magaalada Nifas Mewcha ee deegaanka Axmaarada

Addis Ababa,Aug 27,2021 (Nehase 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kooxda argagixisada ah ee TPLF ayaa burburisay xafiiskii USAID ee laanta Nifas Mewcha ee Degmada Lay Gaynt ee deegaanka Axmaarada.

Jabhadda dambiilayaasha ah waxay bililiqeysatay hanti waxayna burburisay qalabkii iyo dukumiintiyadii xafiiska, sida uu sheegay Madaxa Xafiiska Laantaasi.

Madaxa Xafiiska Laanta, Anteneh Adamu ayaa sidoo kale sheegay in guryo ay deganayeen shaqaalahii Xafiiska Laanku, bakhaarro, garaashyo iyo qalab xafiisyo ay genuine ahaanba burburiyeen jabhadaa kooxda argagixisada ah ee TPLF.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.