Fana: At a Speed of Life!

kulan ay isugu yimaadeen hay’adaha sharci-fulinta faderaalka iyo deegaannada dalka oo Addis Ababa ka bilowday

Addis Ababa,Jan 27,2022 (Dir 19,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Waxaa maanta magaalada Addis Ababa ka billowday kulan ay isugu yimaadeen hay’adaha sharci-fulinta faderaalka iyo deegaannada dalka.Kulanka ayaa lagaga wada hadlayaa xaaladda wakhti xaadirkan uu dalku ku sugan yahay.

Kulanka ayaa waxa ku sugan Ra’iisal wasaaraha dalka Dr Abiy Axmed, Raysalwasaare-ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda mudane Damaqe Mokonin, madaxda dowlad deegaannada dalka iyo masuuliyinta Xisbiga Barwaaqo.

Kulankani mid la mid ah oo ay isugu yimaadeen hay’adaha sharciga fadaraalka iyo dowlad deegaannadu ayaa bil kahor ka qabsoomay magaalada Samara ee Deegaanka Canfarta.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.