Fana: At a Speed of Life!

Maalqabeeno udhashay dalka Turkiga Oo Jigjiga gaadhay.

Addis Ababa,Feb 18, 2021 (Yekatit 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Maalqabeenadan oo kasoo Dagay Garoonka Diyaaradaha ee Garaad Wiil waal ayaa waxaa Qaabilay Masuuliyiin kaladuwan oo katirsan Xukumada DDS.

Waxaana ay Madasha kulamada ee Garaad Maxamed Dool kulan kula qaateen Masuuliyiin uu hogaaminayey Wasiirka Xafiiska Madaxwaynaha Mudane Xasan Maxamed,

Waxaaana intii kulankaasi socday ay Maalqabeenadani Dhankooda soo Bandhigeen Noocyada Maalgashi ee ay Danaynayaan inay Deegaanka kahirgaliyaan
Oo ay kamidyihiin Warshad Sonkor iyo Mid Sibidh ah oo isku darkooda ay ku kubaxayso 500 million oo Dollar.

SRTV Rasmi page

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.