Fana: At a Speed of Life!

Madaxweynaha Dalka Eritareeya oo safar booqasho ugu kicitimay waddanka Suudaan.

Addis Ababa june 25,2020 (Senee 18,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Madaxweynaha dalka Eritareeya Isaias Afwerki  ayaa safar booqasho oo saddex maalmood qaadanaya ku tagay dalka Suudaan.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee dalka Eritareeya Yemane Gebremeskel ayaa yidhi” madaxweyne Isayaas booqashadiisa dalka Suudaan waa sidii diirada loo saari kor u qaadista xidhiidhka laba geesoodka iyo sii adkaynta dadallada iskaashi iyo isdhexgal ee kasocda gobolka”.

Ka dib casuumad uu u fidiyay madaxweynaha dalka Suudaan Cabdil Fataax al Burhan ,madaxweyne Isaias Afwerki ayaa ka degay caasimadda suudaan ee Khartuum Abaaro 10:PM subaxnimo ,isaga halkaas ku qaadan doona muddo saddex maalmood ah ayaa uu bartiisa Twitterka ku baahiyay wasiir Yemane.

Geesta kale ,madaxweyne aysiyaas waxa safarkiisan ku wehelinaya  Wasiirka Arrimaha dibada Cusmaan saalax iyo iyo lataliyaha madaxweynaha Yemane Gebreab.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.