Fana: At a Speed of Life!

Madaxweynaha Eretariya oo gaadhay dalka Suudaan

Addis Ababa,May 04, 2021 (Miyasiya 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Eriteriya Isayaas Afwerki ayaa saaka gaadhay dalka Suudaan halkaas oo uu booqasho shaqo oo labo maalmood ah ku qaadan doono.

Wafdiga uu hoggaaminayay Madaxweyne Isayaas ayaa waxaa kamid ahaa Wasiirka Arimaha Dibada Cusmaan Saalax iyo La Taliyaha Madaxweynaha Yemane Ghebreab, sida uu sheegay Yemane Gebremeskel oo ah Wasiirka Warfaafinta Eritrea.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.