Fana: At a Speed of Life!

Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed iyo mas’uuliyiin sarsare oo garoonka diyaaradaha Bole kusii sagootiyay Madaxweyne Geelle

Addis Ababa,Oct 05,2021 (Maskarem 25,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed iyo mas’uuliyiin kale oo sarsare ayaa garoonka diyaaradaha Bole waxa ay ku sii sagootiyeen Madaxweynaha jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti kadib markii uu shalay ka qeyb galay xafladda caleema-saarka dowladda cusub ee Itoobiya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Uhuru Kenyatta, iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, Jean-Michel Sama Lukonde ayaa shalay fiidkii u umbabaxay  kadib markii la soo gabagabeeyay xafladda dhismaha dowladda cusub ee Itoobiya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.