Fana: At a Speed of Life!

Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo dalka dib ugu laabtay ka dib soo gebagebaynta safarkiisii shaqo ee dalalka Rwanda iyo Uganda

Addis Ababa,Aug 30,2021 (Nehase 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee uu ku tagay dalalka Rwanda iyo Uganda.

Ra’iisal wasaaraha ayaa kala xaajooday madaxda dalalkaasi xoojinta xidhiidhka labagesoodka iyo arrimo muhiimad gaar ah u leh gobolka.

Ra’iisal wasaare Abiy ayaa sidoo kale sheegay in wadahadalada noocan ah ee lala yeelanayo hoggaamiyeyaasha qaaradda ay sii socon doonaan si loo xoojiyo xidhiidhka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya waddamada heer gobol ahaan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.