Fana: At a Speed of Life!

Ra’iisal wasaare Abiy Axmed:caqabdaha iyo imtixaannadu nagama kahor isataagayaan himilooyinka aanu beegsanayno

Addis Ababa,Oct 25,2021 (Diqimti 15,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in caqabdaha iyo imtixaannada aanay kahor isataagayn himilooyinka la beegsanayno ,hase ahaatee ay noqonayaan buundooyinkii ama sallaankii looga gudbi lahaa caqabadahaas iyo dhibaatooyinkaas.

Ra’iisal wasaare Abiy qoraal usoo dhigay bartiisa xidhiidhka bulshada waxa uu ku shegay sida loogu baahanyahay in lala yimaaddo dedaal badan ,isku duubni,iyo wadajir.

Waxaana uu ku nuux-nuuxsaday ”sida ay lagama maarmaanka u tahay  in loogu midoobo u jeedada aynu  beegsanayo innaga oo midaynayna xoogeenna ,taas oo  ah sida aynu uga guulaysan karno cadwgeena islamarkaana looga lib-keeni karo barwaaqada aynu hiigsnayo”,ayuu yidhi Ra’iisal wasare Abiy Axmed

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.