Fana: At a Speed of Life!

Ra’iisal wasaare Abiy oo ka degay Jigjiga

Addis Ababa,Jan 25,2022 (Dir 17,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaaraha JDFI DR. Abiy Axmed ayaa saaka ka degay magaalada Jigjiga ee caasimada DDS, si uu u booqdo meelihii ay abaartu waxyeelaysay.

Waxaaana Ra’iisal Wasaare Dr. Abiyi Axmed iyo masuuliyiintii uu hoggaaminayay garoonka diyaradahaee Garaad wiilwaal ee magaalada jigjiga si diirran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin uu uu horkacayay Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar, Af’hayeenka Golaha Xildhibaanada, marwo Ayaan Cabdi, Inj. Maxammed Shaalle Isaaq, Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida iyo masuuliyiin sare oo heer Deegaan ah.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa lafilayaa inuu booqdo meelihii ay abaartu saamaysay ee deegaanka Soomalida.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.