Fana: At a Speed of Life!

RW Abiy iyo maamulaha hay’adda IMF oo khadka telefoonka kaga wada hadlay arrimo badan

Addis Ababa,Dec 23, 2020 (Tehsas 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisel wasaare Abiy Axmed ayaa wadaxaajood dhanka taleefoonka ah oo arrimo badan taabanaya la yeeshay maamulaha  hay’adda lacagta adduunka( IMF) Kristalina Georgieva.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay talaabooyinka la qaadayo si loo afjaro farqiga hantida iyo siyaabaha looga wada shaqeyn karo caqabadaha cimilada iyada oo loo marayo hindisaha dhaxalka cagaaran iyo iskaashiga caalamiga ah ee dib u soo kabashada dhaqaalaha ee lagaga soo kabanayo  COVID-19.

Ra’iisal wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in wadahalku uu ahaa mid midho dhal ah marka laga fiiriyo waxyaabihii laga wada xaajooday.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.