Fana: At a Speed of Life!

Hoggaamiyayaasha Itoobiya iyo Eritareeya oo booqday Biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya

Ababa Oct 13, 2020 Tiqimti 03,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritareeya Isaias Afwerki ayaa galabta booqday biyo xidheenka weyn ee Itoobiya (GERD).

labada hoggaamiye waxa ay sidoo kale saaka booqdeen biyo xidheenka Koysha ee laga dhisayo wabiga Omo.

Dhanka kale, biyo xidheenka weyn ee Itoobiya ayaa haatan dhammaystirkiisa lagu guulaystay Boqolkiiba soddon iyo sagaal (39%) sida ay bayaanka ku xustay Wasaaradda Biyaha, Waraabka iyo Tamart ee Itoobiya.

Biyo-xidheenka ayaa la filayaa in quwadda korontada uu si rasmiya u soo saaro marka la gaadho sannadka 2021-ka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.