Fana: At a Speed of Life!

RW Abiy oo dadweynaha Itoobiya ugu hambalyeeyay guushii laga soo hooyay xuska 125aad ee Adhwa

Addis Ababa,Mar 01, 2021 (Yekatit 22,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa dadweynaha Itoobiya ugu hambalyeeyay guushii laga soo hooyay xuska 125aad ee Adhwa,taas oo sannad kasta la xuso 23 bisha Yekatiid.

Ra’iisal wasaaraha ayaa hambalyadiisa waxa uu ku xusay doorkii geesiyadii iyo halgamayaashii Itoobiya ay kasoo qaateen ilaaalinta xorriyadda iyo madax-bannaanida dalkooda Itoobiya,wuxuuna sidoo kale xusay in aanay xorriyadaasi si dhayal ah ku iman balse ay ka dambeeyeen geesiyadii seefta kaga adkaaday kuwii taangiyada watay ee doonayay in ay gumaystaan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.