Fana: At a Speed of Life!

RW Abiy oo Dr. Aregawi Berhe u magacaabay  Agaasimha Golaha Qaranka iyo Isku dubaridka kaqaybgalka dadweynaha ee dhismaha biyo-xidheenka weyn ee dalkan Itoobiya

Ababa Oct 15, 2020 (Tiqimti 05,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa Dr. Aregawi Berhe u magacaabay  inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xafiiska Golaha Qaranka iyo Isku dubaridka kaqaybgalka dadweynaha ee dhismaha biyo-xidheenka weyn ee dalkan Itoobiya laga bilaabo maalinnadii shalay taariikhdu hayd Oktoobar 14, 2020.

Dr. Aregawi Berhe, oo ka mid ah aasaasayaashii horseedka ka ahaa jabhadii TPLF ayaa haddah gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee lagu magacaabo “Tigray Democratic Coalition Party.

” Wuxuu ku soo laabtay dalkiisa sanadkii 2018-kii,ka dib baaqii ka soo yeedhay ra’iisal wasaare Abiy Axmed ee ku wajaahnaa soo xerogelinta dadkii aragtida siyaasadeed kaga soo  soo horjeeday maamulkii TPLF ee ku noolaa dalka dibadiisa .

waxa uu sannadkii hore ka qaatay kaalin firfircoon oo siyaasadeed,sidii wadaxaajoodyo u dhexmari lahaayeen  xisbiyada dalka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.