Fana: At a Speed of Life!

RW Abiy oo madaxii hore ee fulinta maamulka kumeelgaadhka ah ee deegaanka Tigray u magacaabay wasiiru-dowlaha sayniska iyo tacliinta sare

Addis Ababa,May 06, 2021 (Miyasiya 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dr. Mulu Nega oo ahaa madaxii fulinta ee maamulka ku meel-gaadhka ah deeganka Tigray ,ayaa loo magacaabay wasiiru dowlaha sayniska iyo tacliinta sare JDFI.

Dhanka kale ,Raiisel wasaare Abiy Axmed ayaa shalay Dr.Abrham Belay u magacaabay in uu noqdo madaxa fulinta ee maamulka kumeelgaadhka ah ee deegaanka Tigray.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.