Fana: At a Speed of Life!

RW Abiy oo sheegay in Biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya uu yahay il iskaashi oo ka wada dhaxaysa waddamada uu maro

Addis Ababa,July 22, 2021 (Hamle 15,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaaraha JDFI ,Dr.Abiy Axmed ayaa sheegay in buuxinta wareeggii labaad ee Biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya ay tahay isha koboca iskaashiga wanaagsan ee wadammada uu maro webiga Niilku,gaar ahaan dalalka ka hooseeya.

Waxaana ra’iisal wasaarauhu qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay ku sheegay,in buuxinta wareegga labaad ee biyo-xidheenka la fuliayay xilligii loogu talogalay,islamrkaana uu yahay mid ay kawada dheefayaan waddamada uu maro webiga Niilku,iyada oo aanay cidna dhibaato kasoo gaadhaynin.

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.