Fana: At a Speed of Life!

RW Abiy:si ay u taabagasho nidaamka dimuqraadiga ah ee Itoobiya waa lagama maarmaan ka qaybgalka muwaadiniintu

Addis Ababa,Apr 27, 2021 (Miyasiya 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa muwaadiniinta ugu baaaqay in ay kaaalintiooda ka qaadan karaan kahortagidda iskudhacyada doorashada ka hor iyo ka diba, ay tahay mid aanay jirin wax kale oo lagu bedeli karo.

Ra’iisal wasaaraha oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay ,”si ay itoobiya uga taabogasho nidaamka dimuqraacdiga ahi,waa lagama maarmaan ka qaybgalka muwaadiniintu”.

Waxa uu ugu baaqay muwaadiniinta in ay qaataan kaadhka codbixinta oo ay majaraha u qabtaan min isdiwwaagelinta codbixinta ,ololaynta doorashada, codbixinta doorashada iyo weliba ka qaybgalka siyaabaha kala duwan ee la xidhiidha doorashada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.