Fana: At a Speed of Life!

Tababarka hoggaamimta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo oo ka bilaabmay Gobollada DDS

Ababa Sep 15, 2020 (Maskerem 5,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Waxa uu tababar maanta u furmay Hogaaminta Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida kaasi oo ka bilaabmay 11ka Gobal ee Deegaanka.

Tababarkan oo socondoona mudo 5 cisho ah ayaa  waxa loo daadejin doonaa hogaaminta hoose iyo Xubnaha Xisbiga ee Heerarka kaladuwan.

Tababarkan ayaa ujeedadiisu tahay In la abuuro hogaamin ka midho dhalisa yoolasha isbedelka iyo in kor loo qaado garaadka fahanka iyo tayada hogaaminta Xisbiga Barwaaqada ee Soomaalida.

Xigasho:Xafiiska Warfaafinta DDS 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.