Fana: At a Speed of Life!

Wafti balaadhan oo Ka Socda Deegaanka Soomaalida oo Gaadhay Magaalada Hawaasa Si ay uga Qaybgalaan Munaasabada Daah-furka Deegaanka Cusub Ee Sidhaama.

Addis Ababa,Feb 21, 2021 (Yekatit 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wafti uu Hogaaminayey Madaxweynaha DDS,Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay Wehelinayaan Qaar kamid ah Masuuliyiinta Xukuumada DDS iyo Odayaal Dhaqameedka Deegaanka ayaa markii ay Gaadheen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hawaasa ,Waxaana Si Wayn u soo Dhaweeyey Madaxweynaha Deegaanka Sidhaama Mudane Dhaste Dhaamo iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Shacabka Magaalada Hawaasa.

Sidookale Waxaa Magaalada Hawaasa Gaadhay Qaar kamid ah Madaxda Deegaanada Dalka gaar ahaana Madaxweyneyaasha Deegaanada Oromiya iyo Gaambeelle.

Ugu Dambayn Magaalada hawaasa ayaa Barri lagu Qabandoona Munaasabada Daah-furka Deegaanka Sidhaama.

SRTV Rasmi page

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.