Fana: At a Speed of Life!

Wafti ka socda dalkan Itoobiya oo gaadhay Suudaan

Addis Ababa,Dec 21, 2020 (Tehsas 12,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wafdi ka socda dalkan Itoobiya oo uu hogaaminayay Wasiirka Gaadiidka Dagmawit Moges ayaa shalay gaadhay magaalada Khartuum ee caasimada dalka Suudaan.

Markii ay ka degeen wasiirka iyo weftiga ay hoggaaminaysay waxa garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartoum si diirran ugu dhaweeyay wasiiru dawlaha gaadiidka ee dawladda Suudaan Dr Mowie al-Khalidi.

Inta ay weftigu socdaalkooda ku jogeen suudaan waxa ay kulamo la qaateen masuuliyiin ka tirsan dawladda suudaan iyaga oo ka wada xaajooday sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka iskaashi ee labada dal.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.