Fana: At a Speed of Life!

Wasaaradda Nabadda oo xaqiijisay sida ay uga go’an tahay sii wadida dedaallada dib loogu soo celinayo muhaajiriinta Itoobiyaanka ah ee ku sugan Sacuudi Carabiya

Addis Ababa,June 17, 2021 (Senee 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Nabadda  JDFI ayaa  xaqiijisay sida ay uga go’an tahay in la sii wado dadaallada dib loogu soo celinayo muhaajiriinta Itoobiyaanka ah ee ku sugan Sacuudi Carabiya si ula dib ugula midoobaan qoysaskooda.

Wasiirka Nabadda, marwo Muferiyaat Kamil ayaa maanta wadaxaajooddo kala yeelatay daneeyayaasha kaladuwan sdii loo dedejin lahaa dib u celinta iyo soo guryo-noqoshada  muhaajiriinta Itoobiya ee ku sugan Sacuudi Carabiya.

Wasiirada oo la kaashanaya Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo hay’adaha federaalka ayaa ka shaqeysay illaa iyo hadda dib u soo celinta kumanaan muwaadiniin ah oo ka yimid Sacuudi Carabiya isla markaana la midoobay qoysaskoodii, Muferiyaat ayaa sidaas ku tidhi baraheeda bulshada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.