Fana: At a Speed of Life!

Wasaaraddda Nabadda iyo urrarrada caalamiga ah ee IOM iyo KOICA oo ka wada xaajooday iskaashi saddex geesood ah oo ay wada yeelanayaan

Addis Ababa,Aug 23,2021 (Nehase 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Nabadda dalkan Itoobiya ayaa kala xaajootay Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) iyo Hay’adda Gargaarka Caalamiga ah ee Kuuriya (KOICA) siyaabaha loo abuuri karo iskaashi saddex geesood ah.

Iskaashigan saddex geesoodka ah ee ay yeelanayaan Wasaaradda Nabadda Itoobiya iyo labada urur ee caalamiga ah ayaa looga golleeyahay sidii loo xoojin lahaa soo kabashda dhaqan-dhaqaale ee bulshooyinka ay colaaddu saamaysay ee dalkan Itoobiya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.