Fana: At a Speed of Life!

Wasiirka arrimha dibedda oo kulan is-xogwaraysi la qaatay dhiggiisa Morooko

Addis Ababa,May 26, 2021 (Ginbot 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka arrimaha dibedda JDFI mudane Dhemeke Mekonen ayaa wadaxaajood la yeeshay dhiggiisa arrimaha dibedda ee dalka Marooko Naasir Borota.

Dhemeke ayaa uga xog-warramay dhiggiisa Marooko xaaladda guud ee haatan dalka uu marayo,gaar ahaana arrimo ay ka mid yihiin biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya,khilaafka xuduudeed ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Suudaan,doorashada guud ee dhawaan dalka ka dhacaysa iyo xidhiidhka laba geesoodka ee labada dalka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.