Fana: At a Speed of Life!

Wasiirrada dalalka Itoobiya Kuwayt oo kulan wada qaatay

Addis Ababa,DEC 02,2021 (Hidar 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka Maaliyadda JDFI,mudane Axmed Shide ayaa kulan wadaxaajooda la qaatay dhiggiisa Kuwayt khaliifa Musiid Xamaada,waxaana labda masuul ka kawada xaajoodeen xoojinta xidhiidhka laba geesoodk ah labada dal.

Waxa kale oo isla isla soo qaaden sidii si wadajir ah ay uga wada shaqayn lahaayeen dhinacyada dhaqaalaha iyo ganacsiga sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibeddu.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.