Fana: At a Speed of Life!

xafiiska ruqsad siinta dalka oo afar sheybaadh ruqsadii siiyay

Ababa Oct 15, 2020 (Tiqimti 05,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Xafiiska Adeeg dhawrida heerka tayada Qaranka ee dalkan Itoobiya ayaa soo bandhigay ruqsad siinta afar shaybaadh caafimaad oo buuxiyey shuruudihii looga baahna.

Waxa aqoonsiga la siiyay islamarkaana faylka diiwaangelinta ee ”15309 ”lagu daray cisbitallada ay mid yihin cisbitaalka referraalka macallimiinta ee jaamacadda Wolayta Sodo, Sheybaadhka Cisbitaalka referraalka ah ee Debre Birhan, cisbitaalka guud ee takhasuska ciidamada qalabka sida iyo sidoo kale cisbitaalka referraalka ee Shashmene.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.