Fana: At a Speed of Life!

Xisbiga Barwaaqo oo berri yeelanaya kalfadhigiisii caadiga ahaa

Addis Ababa DEC 03, 2020 (Hidar 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xubnaha Guddiga Fulinta ee Xisbiga Barwaaqo (PP) ayaa maalinta berri ah yeelanaya kalfadhigoodii caadiga ahaa.

Kulankan ay iskugu imanayaan guddigu ayaa la filayaa inay kaga doodaan ajandayaal kala duwan, oo uu ka mid yahay xaaladda uu dalku marayo xilligan.

Xubnaha guddiga ayaa sidoo kale la filayaa in ay dejiyaan qorsheyaal ku aadan habka loo waajahayo mustaqalka, sida uu bayaanka kusoo saaray Xafiiska Xisbigu.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.