Fana: At a Speed of Life!

Xisbiga Barwaaqo oo yeeshay kal-fadhigiisii caadiga ahaa

Addis Ababa,May 27, 2021 (Ginbot 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddiga fulinta ee xisbiga Barwaaqo ayaa maanta yeeshay kalfadhigoodii caadiga ahaa.

Guddiga ayaa la filayaa inay ka wada xaajoodaan arrimo badan oo la xidhiidha isbedelladii ugu dambeeyay ee dalka ka dhacay.

Waxa ay sidoo kale soo saari doonaan go’aanno iyo awaamiir sida ku xusan kal-fadhigoodan caadiga ah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.