Fana: At a Speed of Life!

Xubno ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada JDFI oo kormeeray mashruuca muuaal qurxinta ee sheger

Addis Ababa Aug 9, 2020 (Nehaase 3,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-xubno ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada JDFI ayaa maaanta booqasho ku tagay mashruuca muuqaal qurxinta ee Sheger.

booqashadan ayaa waxa ay ka dambaysay ka dib markii ay xubnahaasi dhammaysteen tababar afar maalmood soconayay oo loo qabtay saraakiishan sida aan kaso xiganay EBC.

Mashruucan muuqaal qurxinta oo uu daahfuray RW DR Axmed ayaa looga gol-leeyahay sidii loogu qaadi lahaa bilicda caasimada Addis Ababa islamrkaana kor loogu qaado shaqo-abuurka iyo dalxiiska magaalada.

mashruucan waxa ku baxaya qadar lacageed ooo lagu qiyaaasay hal bilyan oo doolarka maraykanka ($1B).

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.