Golaha Wakiillada JDFI oo ansixiyay xaaladdii degdega ahayd ee lagu soo ragay deegaanka Tigray-ga
Addis Ababa Nov 05, 2020 (Tiqimti 27,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Golaha Wakiilada JDFI ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xaaladda Degdegga ah ee ay Golaha Wasiiraddu kusoo rogeen deegaanka…